Daawo Sawirada :Xukuumada oo Muqdisho ka furtay Xafiis Howlo Muhiim ah qabanaya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta furay xafiiska isku dubba ridka qorshaha xalka waara ee qaxootiga iyo barakacayaasha. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka war bixiyay u jeedada loo furayo xafiiska, waxaana munaasabadda furitaanka goob joog ka ahaa wasiirrada gargaarka, arrimaha gudaha, … Continue reading Daawo Sawirada :Xukuumada oo Muqdisho ka furtay Xafiis Howlo Muhiim ah qabanaya